Qeybtaan waxaa kaga Bogan doontaa qeybaha la xariira Manual Accounting.
Muuqaalkaaan Kaga Bogo habka aad Account Cusub uga Furan Karto Laambad E-learning Platfrom iyo Sidaa COurse-kaa aad dooneyso u Codsan lahayd
Ka baro Laambad
Laambad waxaa ka baran kartaa xirfaha kala duwan ee casriga ah weliba inagoo kugu so xiridono Barayasha ugu sareeya dhan walba iyo xirfad walba, sidoo kale Laambad waa maan koriyaha dhalin yarada iyo guud ahaan Bulshada Somaliyeeed.
Kasbo Xirfad & Shahaado
Laambad ka baro Xirfadaha kala duwan welba adigoo helaaya shahaada la aqoonsanyahay oo heer sare ah, Shahaada waxay kuso baxaysa Xarunta ama Jamacada Course-ka Bixineysa iyo Laambad o fududeye ka ah.
Want to receive push notifications for all major on-site activities?