Statistical Computing Master Class in  Minitab

Offered by

Benaadir Research, Consultancy & Evaluation Center (BRCE)

$20

21 Cashir

5.5 Saacadood

Course Certificate

Course-kaan waa Course qeyb-ka ah Statistical Computing bootcamp, waxaana ku baran donaa sida data loogu analyze-gareeyo Minitab bilaw ilaa dhamad, waxaa si wada jira ugu baran donaa course-kaan sida xog uso aruurin karto sido kale ugu analyze-gareyn karto Minitab adigo adegsanayo Descriptive iyo inferential data analysis. Sido kale waxaad kaga bogan donta sida data-da loo falaqeeyo loona so bandhigo (Presentating, analysing and interpreting data).

Material Includes

  • 7 Downloadable Excel Datasets
  • 2 Downloadable Notes
  • 3 downloadable templets

Course Curriculum

Section 1. Course overview.

  • Minitab installation
    03:23
  • Minitab Environment Setup.
    12:46
  • Working with data
    14:57
  • Normality test.
    11:08

Section 2. Descriptive Data analyze.

Section 3. Inferential Data analyze

Student Ratings & Reviews

5.0
Total 1 Rating
5
1 Rating
4
0 Rating
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
AS
23 hours ago
Masha allah

Dhab ahaanti Courses-kena Diploma in Applied Research and Statistics si hagaagsan oo aad losoo turxaan bixiyey ayaa loo diyaariyey iyo Luuqad cid walba oo somaliya fahmi karto.

hadaa bilaaw tahay xitaa waad ka faideysan kartaa.

Mahadsanidiin

About the instructors

Abdinor Abukar Ahmed (mr Walanwal)
Abdinor Abukar Ahmed (mr Walanwal)
Bachelor of Computer & Informatics, Post-graduates diploma in Monitoring and Evaluation (M&E), MBA (Project Management), master of Applied Research & Statistics (Mars) & PMP(Project management Professional) Certified  

Offered by

BRCE waa xarun ka shaqaysa horu marinta iyo barashada arimaha la xariira xirfadaha Casriga ah oo ku salaysan Technology-ga.

Want to receive push notifications for all major on-site activities?