Applied Descriptive Statistics

Offered by

Benaadir Research, Consultancy & Evaluation Center (BRCE)

$20

22 Cashir

7 Saacadood

Course Certificate

Courses-kaan waa Course qeyb ka ah Diploma in Applied Research & Statistics, Waxaadna kaga bogan dontaa data analyze (Quantitative data) gaar ahaan qeyba Descriptive-ka sida Frequency Distribution, Charts/Graphis Presentation, Central Tendances; Mean, Medium and Mode, Dispersion, Measurement of Position, Data Collection and Descriptive Data Analyzing in Ms. Excell.

Material Includes

  • 7-hour on-demand video
  • 1 Assignments
  • 6 downloadable resources

Course Curriculum

Section 1: Course Introduction

Section 2: Population and Sample

Section 3 : Frequency distribution

Section 4; Measure of central tendency

Section 5 Dispersion

Section 6 Measures of Position

Section 7 collecting Data

Section 8 Descriptive data Analyze

Student Ratings & Reviews

5.0
Total 6 Ratings
5
9 Ratings
4
0 Rating
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
Dhab ahaantii aadbaan uga helay habka loo diyaariyey Courses-ka waxaa i rukuman dhamaan 9-ka course eee Diploma in applied research and Statistics waan ku faraxsanahay inaan ka mid noqdo ardeyda ka faideysato platformkaan cajiibka.

Mahadsanidiin
MK
2 days ago
Masha allaah, waan ka helay habka aad u diyaariseen coursekaan iyo guud ahaan diplomada mahadsanidiin
Dhab ahaaanti aadbaan uga helay habka looo diyaariyey iyo isku xiga Courses-ka oo aad loosoo turxaan bixiyey mahdsanidiin
U
2 weeks ago
Masha allah aaadbaan ugu faraxsanahay inaan idinka mid noqdey waxan jogaa America aadbaan u dhiiri gelinayaa shaqada aad wadaaan Guleysta.
AA
3 weeks ago
Waaa Courses si qurux badan lo soo dyaarye
waxaan rajeynaa inaan ku guleysto inaan dhamaystirto dhamaan Diploma in Applied research and Statistics courses-ka insha aalh
Masha allah

Dhab ahaanti Courses-kena Diploma in Applied Research and Statistics si hagaagsan oo aad losoo turxaan bixiyey ayaa loo diyaariyey iyo Luuqad cid walba oo somaliya fahmi karto.

hadaa bilaaw tahay xitaa waad ka faideysan kartaa.

Mahadsanidiin

About the instructors

Abdinor Abukar Ahmed (mr Walanwal)
Abdinor Abukar Ahmed (mr Walanwal)
Bachelor of Computer & Informatics, Post-graduates diploma in Monitoring and Evaluation (M&E), MBA (Project Management), master of Applied Research & Statistics (Mars) & PMP(Project management Professional) Certified  

Offered by

BRCE waa xarun ka shaqaysa horu marinta iyo barashada arimaha la xariira xirfadaha Casriga ah oo ku salaysan Technology-ga.

Want to receive push notifications for all major on-site activities?