Applied Inferential Statistics

Offered by

Benaadir Research, Consultancy & Evaluation Center (BRCE)

$20

35 Cashir

5 Saacadood

Course Certificate

Courses-kaan waa Course qeyb ka ah Diploma in Applied Research & Statistics, Waxaadna kaga bogan dontaa data analyze (Quantitative data) gaar ahaan qeyba advanced-ka ah sida, Simple t test, independent t test, dependent t test, ANOVA, Correlation, Regression and Chi square.

Material Includes

  • 5-hour on-demand video
  • 1 Assignments
  • 1 downloadable resource
  • 20 SPSS FILES

Course Curriculum

Section 1. Course Overview

  • Quantitative Vs Qualitative.
    15:25
  • Descriptive Vs inferential statistics.
    05:16
  • Measurement scales.
    04:21
  • Descriptive Statistics.
    09:00
  • Hypothesis testing and Statistical Significance.
    03:48

Section 2. One simple test

Section 3. independent T test

Section 4. dependent(Paired) T test

Section 5. ANOVA-analysis of variance.

Section 6. Correlation and Regression

Section 7. Chi-square

Student Ratings & Reviews

4.8
Total 14 Ratings
5
16 Ratings
4
1 Rating
3
0 Rating
2
1 Rating
1
0 Rating
HA
5 days ago
Aaadbaan idinkaaga mahad celinayaa sida Quruxda badan u diyaarisen Diplomadan Applied Research and Statistics iyo Sida balaaqada leh ee ustaad-ka usoo gudbinayo, dhab ahaanti umada somaliyeed boos muhiima ayaad u buuxineysaa shaqa wacan. Guuleysta
Wonderful and organized contents
Waxaaan qaatay dhaman Courses-ka Diploma in Applied Research and Statistics, dhab ahaaanti si aad u heer sareeyso ayaad u diyaariseen isuguna duba rideen guuleysta. waxaan aad uga helay sida Resourse-keeda ygy so lifaaqdeen iyo sida u turxaan biseen. sidoo kale waxaa aad iso jitay sida uga run sheegreen in Courses-kaani Applied yihiin iTus iTaasbsi.
MO
3 weeks ago
Thank you so much for hard work. please read well the examples before you record such you know what is written in every slide. all the best.
Dhab ahaantii aadbaan uga helay habka loo diyaariyey Courses-ka waxaa i rukuman dhamaan 9-ka course eee Diploma in applied research and Statistics waan ku faraxsanahay inaan ka mid noqdo ardeyda ka faideysato platformkaan cajiibka.

Mahadsanidiin
MK
4 weeks ago
Masha allaah, waan ka helay habka aad u diyaariseen coursekaan iyo guud ahaan diplomada mahadsanidiin
Dhab ahaaanti aadbaan uga helay habka looo diyaariyey iyo isku xiga Courses-ka oo aad loosoo turxaan bixiyey mahdsanidiin
U
1 month ago
Masha allah aaadbaan ugu faraxsanahay inaan idinka mid noqdey waxan jogaa America aadbaan u dhiiri gelinayaa shaqada aad wadaaan Guleysta.
it is very comprehensive and informative course. it worth.

About the instructors

Abdinor Abukar Ahmed (mr Walanwal)
Abdinor Abukar Ahmed (mr Walanwal)
Bachelor of Computer & Informatics, Post-graduates diploma in Monitoring and Evaluation (M&E), MBA (Project Management), master of Applied Research & Statistics (Mars) & PMP(Project management Professional) Certified  

Offered by

BRCE waa xarun ka shaqaysa horu marinta iyo barashada arimaha la xariira xirfadaha Casriga ah oo ku salaysan Technology-ga.

Want to receive push notifications for all major on-site activities?