DACEASY PACKAGE (BASIC TO ADVANCED)

Offered by

Benaadir Research, Consultancy & Evaluation Center (BRCE)

$15

59 Cashir

6 Saacadood

Course Certificate

DacEasy-Sage package Waa mid kamid ah Accounting packages ugu isticmaalak badan qaasatan wadanka UK iyo America gaar ahaan Ganacsiyadda yar-yar iyo kuwa dhexdhexaadka ah waxa uuna ku fiicanyahay dhinac furfuraanta iyo sahlanaanta dadka aan lahayn qibradda iyo aqoonta Accounting taasna waa waxa ka dhigay mid unique ah.
Arday walba oo qaata courkaan waxa uu uga bogandoonaa barashada iyo fahanka package-kaan baahidda xisaabeedka ee kaladuwan sidda ganacsiyada gaarka looleeyahay, hayadaha doliga ah iyo kuwaan dowliga ahayn.

 

Target Audience

  • 1. Accounting Students
  • 2. Professional Accountants
  • 3. Business Owners
  • 4. Managers
  • 5. Employees
  • 6. Government agencies

Course Curriculum

MODULE 01: COURSE INTRODUCTION

  • Course Overview
    05:09
  • Course Material (Resource Sidee Loo Degsadaa?
    05:36
  • Certificate of Completion
    06:55
  • Introduction to Sage-DACEASY
    08:16
  • Course mapping
    03:46
  • Package Downloading Sage-DACEASY
    04:39
  • Installation Sage-DACEASY
    03:48
  • Tour the Program
    08:23
  • Quiz One

MODULE 02: SETUP MANAGEMENTS

MODULE 03: CHARTS OF ACCOUNTS SECTION

MODULE 04: SETUP CUSTOMER, VENDERS, INVENTORY, AND EMPLOYEES.

MODULE 05: CUSTOMERS & SALES SECTION

MODULE 06: VENDERS & PURCHASES SECTION

MODULE 07: INVENTORY AND PRICING SECTION.

MODULE 08: BANKING AND FINANCIAL SECTION

MODULE 09: General ledger section

MODULE 10: REPORT SECTION

Student Ratings & Reviews

4.7
Total 3 Ratings
5
2 Ratings
4
1 Rating
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
thanks a lot Ustad Omar, i will continue to next course, again thanks for your best preparation.
Masha allah Well done
O
1 week ago
Good Lucky

About the instructors

Omar Mohamed Ali
Omar Mohamed Ali
Economist, Specially focus on Accounting and Finance

Offered by

BRCE waa xarun ka shaqaysa horu marinta iyo barashada arimaha la xariira xirfadaha Casriga ah oo ku salaysan Technology-ga.

Want to receive push notifications for all major on-site activities?