fbpx

Project Management

Qeybtaan waxaa kaga bogan kartaa Courses la xariira Habka Mashaaricda loo maamulo kuwooda Ganacsi iyo NGOs-ka Intaba adigo sidoo dhaman kaga bogan karo xirfaddaha kale ee la xariira maamulka mashaariicda

Project Management

Qeybtaan waxaa kaga bogan kartaa habka loo sameeyo Cilmi baarista, horimarinta cilmi baarista, wadiiqada loo maro cilmi baarista, Thesis ka iyo habka loo qoro, Sidee paper loo publish-gareyaa iyo dhaman qeybaha kala duwan ee cilmi baarista.