Our Free Short Courses
Qeybtaaan waxaad ka Heleysaa Dhamaan Short Courses ka Laambad E-Learning Platform, weliba si bilaash ah ayaad ku rukuman kartaa kuma daawan kartaa.

Our Popular Free courses

Maxamed Cabdirisaq Maxamed
Magaceegu waa Maxamed Cabdirisaq Maxamed Waxaan ku faraxsantahay inaan kamid noqday ardadii kusoo biirtay Banaadir Research E-learning waxaan ka qaaty koorsooyin oo aan kaga mahadcelinaayo juhdiga ay galiyeen waxan leeyahay guuleysta ustaadada kala duwan ee aan casharada kala duwan ka dhameystay mahadsanid 100 💯👌🙏

Shafie Ali Mohamed
My name is shafie Ali Mohamed i study laambad E-learning platform i have joined in January 2024 also i had learnt for many courses like Research methodology level one and level two, data analysis for excel spss and so on also include computerized account web design and an other courses.
Finally i want to appreciate laambad E-learning platform and my dear teachers thanks how to teach me alot and how to improve my skills.

Zakarie A/Salaam Hussien
Benaadir Research, Consultancy And Evaluation Center waa xarunta aan ka bartay miraha iyo waxtarka dhamaan qeebaha cilmi baarista sida research process and methodology , descriptive statistics, inferential statistics and so on,
Xarunta waxaan ku gu mahad celinaa kaabid xirfadaha aqooneed ee bulshada soomaaliyed uhayaan ,waxaana idin leeyahay yahan bulshada waad anfac deenee Allah ha idin dhowro.
FAQ
ask us
anything
Waa maxay Laambad E-Learning Platform?
Laambad waa madal waxbarasho oo casri ah oo online ah, taas oo bixisa koorsooyin xirfadeed iyo shahaadooyin si loo kobciyo aqoonta iyo xirfadaha ardayda iyo xirfadlayaasha aduunka oo dhan. Waa isku xiraha baraha iyo bartaha.
Maxay ku kala duwan tahay Laambad iyo jaamacadaha kale?
Laambad waxay diiradda saartaa xirfadaha waxtarka leh ee suuqa shaqada looga baahan yahay, iyadoo koorsooyinka lagu qaadanayo hab dabacsan (online/on-demand) iyo la-talinta joogtada ah.
Sidee koorso lagu diiwaan geliyaa?
Ugu horey waxaad ubaahantahy inaad account sameeysato kadibna waxaad dooran kartaa koorsada aad xiiseyneyso. Cawimad dheraada, daawo muqalkan:
Koorsooyinka Laambad ma yihiin kuwo qof walba heli karo?
Koorsooyinka Laambad ma yihiin kuwo qof walba heli karo?
Maxaan helayaa markaan courseka rukunto?
- Macallimiin khibrad leh o joogto ku wacinaya.
- Muqaalo laso turxaan bixiyey.
- Course Notes (Pdfs, Docs, PPTs iyo IWM).
- Practical files (Excels, Links iyo IWM)
- Course Assessments (Quizzes, Assignments iyo project Capstones)
Maxay yihiin faa’iidooyinka barashada Laambad?
Maxay yihiin faa’iidooyinka barashada Laambad?
Laambad ma bixisaa shahaadooyin?
Haa, dhammaan ardayda dhammaysta koorsooyinka waxay helayaan shahaadooyin aqoonsi leh oo isugu jira Certificates, Bootcamps iyo Diplomas wata Transcriptskoda, Shahadoyinka badankood waxaa bixinaya institution iyo Jaamacado madaama Laambad kaliya ay tahay Platform.
Sidee ardayda Laambad u taageertaa?
Waxaan siinaa webinarro, siminaarro, iyo taageero joogto ah oo ardayda gacan ka siinaya barashada iyo horumarinta xirfadaha. Si aad uga faideysato follow garey page-kena; https://www.facebook.com/Laambad99?mibextid=LQQJ4d
Sidee u dhiirrigeliyaa ardayda cusub?
Waxaan bixinaa qiimo dhimisyo gaar ah, iyo webinarro lacag la’aan ah oo loogu talagalay dadka xiiseynaya barashada.
Halkee la idinkala so xiriri karaa?
Nagala so xiriir; 610887755 ama 610778577