fbpx

Welcome to Laambad E-Learning Platform

LAAMBAD E-LEARNING PLATFROM waxaa la aasaasay Oct 2021 iyada oo ujeedadu ahayd isku xirka Baraha iyo bartaha hab e-Waxbarasho ah.

Our Mission

Yool-keynu waa inaynu bixino waxbarasho Tayo leh, iTus iTaabsi ah kuna salaysan Technology-yada casriga ah, sido kale aan la shaqayno Xarumaha wax barasho iyo barayaasha Sare si aaan toos ugu xirno Ardeyda.

Our Vision

Yool-kena Fog waa Inaan Umada Somaliyeed ka caawino iney dhaqan geliyaan kana faideystaan technology-yadda, Hal-Abuurka iyo Xirfadaha si ay u xaliyaan Caqabadaha nololeed ee ku hor Gudban.

𝐒𝐞𝐩𝐭𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫 𝐃𝐢𝐬𝐜𝐨𝐮𝐧𝐭: 𝟓𝟎% 𝐨𝐟𝐟

Days
Hours
Minutes
Seconds

Waa Qima Dhimsti Ugu balarnayd, Ka faideysi Wacan

50% Off