Section One: Course Overview
Qeybtaaan waxaa kaga bogan dooontaaa;
Faidooyinka Course-ka, Ujeedada iyo Sida u qaadan karto shahaadadaada hadaa Course-ka dhamaysato.
Section Two: Choosing a proper research topic
Qeybtaan ku daawo dhamaan wxaa uga baaahantahay dooorashada topic-ka researchka.
0/3
Section Thee: Chapter One
Qeybtaan waxaa uga bogan doontaa sida loo qoro qeybaha kala duwan ee chapter 1aaad anago isticmaaleyno Hal topic
0/6
Section Four: Chapter Two
Qeybtaaan kaga boqo sida loo qoro Chapter-ka 2aad e booka thesis ka ee qalin jebinta
0/4
Section Five: Chapter Three
Research Methodology
Chapterkaaan Wuxuu leeyahay Concept aad u badan hadaba isku day inaad iskaa u raadsato ama Qeybta hore ee Courseka ee Introduction To Research Methodology(Level one).
Section SIx: Reference, Table Content and Questionnaire
1. Reference
2. Table Content
3. Questionniare
Section Seven: Data Collection by Online (Google Forms)
Qeybtaan ardeyga/Researcher-ka waxaa u furan 2hab mid inuu xogta kusoo aruuriyo:
1. Online oo qaab ka isticmaaleyno ah, sidoo kale tools badan ayaa jiro oo la adeegsan karo balse halkaan waxaan isticmaali donaa Anagooo Google Form isticmaleyna.
2. Hab-ka waraaqadaha daabacan ah.
Sida caadiga ah habkaan waa inaad waraaqadaha daaabacato ka dibna si toosa Goobta u tagto kana soo aruuriso adigoo waraqadaha qeybinaaya sooona aruurinaaaya.
Section Eight: Chapter Four
Qeybtaaana waxaa uga bogan dontaaan Sida xogta Goobta laga soo Aruuriyey loo Analaysis gareyeeyo sidoo kale Goan ka Natiijada loo soo saaro.
Section Nine: Chapter Five
Section Ten: Others
Qeybtaaana waxaa ku baran doontaa qeybaha kala duwan ee dhamaystirka u ah Book-ga qalin jebinta