Research Methodology Process (Level 1)

Offered by

Benaadir Research, Consultancy & Evaluation Center (BRCE)

$20

40 Cashir

4.5 Saacadood

Course Certificate

Introduction to Research Methodology waa maada basic ah ardeyga wuxuu kaga bogan karaaa qeybtaan Arimaha Conceptiga Guud ee Cilmi baarista iyo Hababka kala duwan ee loo fuliyo iyo sidoo kale Farsamoyinka kala Duwan ee la maro markii la samaynaa cilmi baarista iyadoo markaana ardeygu kaga boganaayo qeyb walba e cilmi barisa iyo sido kale sida ay ugu kala haboonyihiin iyadoo loo tix gelinaayo dhamaan arimaha muhimka ay tahay oo markaa jira.

Target Audience

  • Professionals scholars
  • Undergraduate
  • Postgraduate Students
  • University Lecturers
  • Feasibility Analyzers
  • Evaluators

Material Includes

  • four and Half hours on-demand video
  • 2 downloadable resources
  • 12 Quizzes

Course Curriculum

Section One: A way of thinking

  • Certificate of Completion
    05:03
  • Course Material (Resource Sidee Loo Degsadaa?
    02:26
  • Reasons of Doing Research
    08:22
  • What Is A Research?
    06:33
  • Characteristics of a Good research
    07:19
  • 16:17
  • Quiz 1

Section Two: Research Process

Section Three: Step 1 Formulating research Problem

Section Four: Step 2 Conceptualizing Research Design

Section Five: Step 3 Constructing Research Instrument

Section Six: Step 4 Selecting Sample

Section Seven: Step 5 Writing Research Proposal

Section Eight: Step 6 Collecting Data

Section Nine: Step 7 Processing & Displaying Data

Section Ten: Step 8 Writing the research report

Student Ratings & Reviews

4.8
Total 23 Ratings
5
27 Ratings
4
1 Rating
3
0 Rating
2
0 Rating
1
1 Rating
runtii kooriskan waa kooris qiimo badan leh wax badan ayaan ka faa'distey waxaan u mahad celinaa injineer cabdinuur waxaan ka dhihi lahaa ajir fara badan allaah kaa siyo waxaana reyjeyn doonaa in qeybta labaad xigta in ay noqon doonaan sida qeybta horay ah
HA
5 days ago
Aaadbaan idinkaaga mahad celinayaa sida Quruxda badan u diyaarisen Diplomadan Applied Research and Statistics iyo Sida balaaqada leh ee ustaad-ka usoo gudbinayo, dhab ahaanti umada somaliyeed boos muhiima ayaad u buuxineysaa shaqa wacan. Guuleysta
Wonderful and organized contents
Waxaaan qaatay dhaman Courses-ka Diploma in Applied Research and Statistics, dhab ahaaanti si aad u heer sareeyso ayaad u diyaariseen isuguna duba rideen guuleysta. waxaan aad uga helay sida Resourse-keeda ygy so lifaaqdeen iyo sida u turxaan biseen. sidoo kale waxaa aad iso jitay sida uga run sheegreen in Courses-kaani Applied yihiin iTus iTaasbsi.
MO
3 weeks ago
its wonderful , well organized and useful course. i have enjoyed it.
Dhab ahaantii aadbaan uga helay habka loo diyaariyey Courses-ka waxaa i rukuman dhamaan 9-ka course eee Diploma in applied research and Statistics waan ku faraxsanahay inaan ka mid noqdo ardeyda ka faideysato platformkaan cajiibka.

Mahadsanidiin
N
1 month ago
In my idea, this course is an outstanding one in the field of research methodology taught in Somali language. the lessons were organized, the explanation was lit and the content was useful. I really enjoyed this journey.
@
1 month ago
masha allah waxaan rukumaday diploma research methodology waxaan ka helay sida summary ga casharada loogu sameeyey oo aad fahami karto waqti walboo, waxaan rajeynaa horumar intaa kasii weyn oo ka balaaran guuleysta dhamaan BRCE
RR
1 month ago
prefect

About the instructors

Abdinor Abukar Ahmed (mr Walanwal)
Abdinor Abukar Ahmed (mr Walanwal)
Bachelor of Computer & Informatics, Post-graduates diploma in Monitoring and Evaluation (M&E), MBA (Project Management), master of Applied Research & Statistics (Mars) & PMP(Project management Professional) Certified  

Offered by

BRCE waa xarun ka shaqaysa horu marinta iyo barashada arimaha la xariira xirfadaha Casriga ah oo ku salaysan Technology-ga.

Want to receive push notifications for all major on-site activities?