fbpx
FB_IMG_1689097586707
  • Accounting Principle one

    Course-kaan Accounting 1 waxa uu fure uyahay dadka daneeya barashada accounting-ka ee jaaniska aan uhelin in ay bartaan daneeyana Accounting-ka iyo ardayda barata accounting-ka ee ay kabaahsantahay madadu una baahan in loosoo aruuriyo siyay ugu dabaqaan baahida suuqa.

  • Accounting Principle Two

    ourse-kaan Accounting 2 waxa uu fure uyahay dadka daneeya barashada accounting-ka ee jaaniska aan uhelin in ay bartaan daneeyana gaar ahaan qofka donaya inuu Practical u barto 9-ka wareeg ee Accountingku maro taas oo Cid walba o Accountant ah Muhiim u ah.

  • courses/daceasy-package-basic-to-advanced

    acEasy-Sage package Waa mid kamid ah Accounting packages ugu isticmaalak badan qaasatan wadanka UK iyo America gaar ahaan Ganacsiyadda yar-yar iyo kuwa dhexdhexaadka ah waxa uuna ku fiicanyahay dhinac furfuraanta iyo sahlanaanta dadka aan lahayn qibradda iyo aqoonta Accounting taasna waa waxa ka dhigay mid unique ah.

  • SAGE 50 PACKAGE(BASIC TO ADVANCED)

    Sage 50 Waa mid kamid ah Accounting packages ugu isticmaalak badan qaasatan wadanka UK gaar ahaan Ganacsiyadda yar-yar iyo kuwa dhexdhexaadka ah waxa uuna ku fiicanyahay dhinac furfuraanta iyo sahlanaanta dadka aan lahayn qibradda iyo aqoonta Accounting taasna waa waxa ka dhigay mid unique ah.

  • QuickBooks Desktop Eniterprise (Basic to Advanced)

    QuickBooks Desktop Enterprise Waa Course aad muhiim ugu ah Ganacsatada si ay u maareyaan Xisaaboodkooda, Hadaba Course-kaan waxaad kaga bogan kartaa sidii aad ganacsigaaga u maareyn lahayd adigo Joog.

  • QuickBooks Online (basic to Advanced)

    QuickBooks online Waa Course aad muhiim ugu ah Ganacsatada si ay u maareyaan Xisaaboodkooda, Hadaba Course-kaan waxaad kaga bogan kartaa sidii aad ganacsigaaga u maareyn lahayd adigo Jooga iyo adigoo ka fog xafiiska ama aad isku xisaab uga dhigi lahayd xarumahaaga ganacsi ee kala duwan ulana socon lahayd dhamaan dhaqdhaqaaq xisaaboodkooda.

𝐒𝐞𝐩𝐭𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫 𝐃𝐢𝐬𝐜𝐨𝐮𝐧𝐭: 𝟓𝟎% 𝐨𝐟𝐟

Days
Hours
Minutes
Seconds

Waa Qima Dhimsti Ugu balarnayd, Ka faideysi Wacan

50% Off