"Laambad waa Madal E-wax barasho o Dhaman Skills-ka Casriga ah aad ka heli karto"
Laambad waa Isku Xiraha Bartaha iyo Baraha

"Goor Walba iyo Goob walba"

Course Categories

Qeybtaan waxaa kaga bogan kartaa Qeybaha kala duwan cilmi baarista.

Qeybtaan waxaa ka heli kartaa Maadoyinka dhaqaalaha iyo maamulka.

Qeybtaan waxaa kaga bogan kartaa Courses la xariira Habka Mashaaricda loo maamulo.

Qeybtaan waxaa kaga bogan kartaa Apps-Ka kala duwan ee Accounting.

Qeybtaan waxaa kaga Bogan doontaa qeybaha la xariira Manual Accounting.

Muuqaalkaaan Kaga Bogo habka aad Account Cusub uga Furan Karto Laambad E-learning Platfrom iyo Sidaa COurse-kaa aad dooneyso u Codsan lahayd

Ka baro Laambad

Laambad waxaa ka baran kartaa xirfaha kala duwan ee casriga ah weliba inagoo kugu so xiridono Barayasha ugu sareeya dhan walba iyo xirfad walba, sidoo kale Laambad waa maan koriyaha dhalin yarada iyo guud ahaan Bulshada Somaliyeeed.

Kasbo Xirfad & Shahaado

Laambad ka baro Xirfadaha kala duwan welba adigoo helaaya shahaada la aqoonsanyahay oo heer sare ah, Shahaada waxay kuso baxaysa Xarunta ama Jamacada Course-ka Bixineysa iyo Laambad o fududeye ka ah.