Course Content
Course Templates
Halkaan waxaa kala degi kartaa Sampleska kala duwan ee course-ka Research Methodology by Practice
Section One: Course Overview
Qeybtaaan waxaa kaga bogan dooontaaa; Faidooyinka Course-ka, Ujeedada iyo Sida u qaadan karto shahaadadaada hadaa Course-ka dhamaysato.
Section Two: Choosing A Research Topic
Qeybtaan ku daawo dhamaan wxaa uga baaahantahay dooorashada topic-ka researchka.
0/5
Section Thee: Chapter One
Qeybtaan waxaa uga bogan doontaa sida loo qoro qeybaha kala duwan ee chapter 1aaad anago isticmaaleyno Hal topic
Section Four: Chapter Two
Qeybtaaan kaga boqo sida loo qoro Chapter-ka 2aad e booka thesis ka ee qalin jebinta
Section Five: Chapter Three
Research Methodology Chapterkaaan Wuxuu leeyahay Concept aad u badan hadaba isku day inaad iskaa u raadsato ama Qeybta hore ee Courseka ee Introduction To Research Methodology(Level one).
Section SIx: Reference, Table Content and Questionnaire
1. Reference 2. Table Content 3. Questionniare
Section Seven: Data Collection by Online (Google Forms)
Qeybtaan ardeyga/Researcher-ka waxaa u furan 2hab mid inuu xogta kusoo aruuriyo: 1. Online oo qaab ka isticmaaleyno ah, sidoo kale tools badan ayaa jiro oo la adeegsan karo balse halkaan waxaan isticmaali donaa Anagooo Google Form isticmaleyna. 2. Hab-ka waraaqadaha daabacan ah. Sida caadiga ah habkaan waa inaad waraaqadaha daaabacato ka dibna si toosa Goobta u tagto kana soo aruuriso adigoo waraqadaha qeybinaaya sooona aruurinaaaya.
Section Eight: Chapter Four
Qeybtaaana waxaa uga bogan dontaaan Sida xogta Goobta laga soo Aruuriyey loo Analaysis gareyeeyo sidoo kale Goan ka Natiijada loo soo saaro.
Section Nine: Chapter Five
Qeybtaan waxaan uga bogan donaa sida loo Discussion on Findings anagoo isku xireyna Secondary data deeni Chapter two iyo Primary Data-deena CHapter Four maadaaam Markii Hore Sualaheena ka diyaarinay Xogti hore ee Diyaarka ku ahayd Chapter-keeni 2aad
Section Ten: Others
Qeybtaaana waxaa ku baran doontaa qeybaha kala duwan ee dhamaystirka u ah Book-ga qalin jebinta
(function(v,i,d,e,o){v[o]=v[o]||{}; v[o].add = v[o].add || function V(a){ (v[o].d=v[o].d||[]).push(a);}; if(!v[o].l) { v[o].l=1*new Date(); a=i.createElement(d); m=i.getElementsByTagName(d)[0]; a.async=1; a.src=e; m.parentNode.insertBefore(a,m);} })(window,document,"script","https://player.vdocipher.com/playerAssets/1.x/vdo.js","vdo"); vdo.add({ otp: "20160313versUSE323Bzj8tb4a36LmrYhzbcCw6Eyh1ZxOUZNFQ6bFyy0lcWj1Ch", playbackInfo: "eyJ2aWRlb0lkIjoiNmZkN2IxNGVmYzYzNDg4YWFhY2Q0YzA5NTgwM2Y5NWEifQ==", theme: "9ae8bbe8dd964ddc9bdb932cca1cb59a", container: document.querySelector( "#vdohzbcCw6Eyh" ), });
0% Complete