fbpx
Course Content
Course Templates (Copy 2)
Halkaan waxaa kala degi kartaa Sampleska kala duwan ee course-ka Research Methodology by Practice
0/1
Section One: Course Overview (Copy 2)
Qeybtaaan waxaa kaga bogan dooontaaa; Faidooyinka Course-ka, Ujeedada iyo Sida u qaadan karto shahaadadaada hadaa Course-ka dhamaysato.
Section Five: Chapter Three (Copy 2)
Research Methodology Chapterkaaan Wuxuu leeyahay Concept aad u badan hadaba isku day inaad iskaa u raadsato ama Qeybta hore ee Courseka ee Introduction To Research Methodology(Level one).
0/5
Section SIx: Reference, Table Content and Questionnaire (Copy 2)
1. Reference 2. Table Content 3. Questionniare
0/4
Section Seven: Data Collection by Online (Google Forms) (Copy 2)
Qeybtaan ardeyga/Researcher-ka waxaa u furan 2hab mid inuu xogta kusoo aruuriyo: 1. Online oo qaab ka isticmaaleyno ah, sidoo kale tools badan ayaa jiro oo la adeegsan karo balse halkaan waxaan isticmaali donaa Anagooo Google Form isticmaleyna. 2. Hab-ka waraaqadaha daabacan ah. Sida caadiga ah habkaan waa inaad waraaqadaha daaabacato ka dibna si toosa Goobta u tagto kana soo aruuriso adigoo waraqadaha qeybinaaya sooona aruurinaaaya.
0/4
Section Nine: Chapter Five (Copy 2)
Qeybtaan waxaan uga bogan donaa sida loo Discussion on Findings anagoo isku xireyna Secondary data deeni Chapter two iyo Primary Data-deena CHapter Four maadaaam Markii Hore Sualaheena ka diyaarinay Xogti hore ee Diyaarka ku ahayd Chapter-keeni 2aad
0/6
(function(v,i,d,e,o){v[o]=v[o]||{}; v[o].add = v[o].add || function V(a){ (v[o].d=v[o].d||[]).push(a);}; if(!v[o].l) { v[o].l=1*new Date(); a=i.createElement(d); m=i.getElementsByTagName(d)[0]; a.async=1; a.src=e; m.parentNode.insertBefore(a,m);} })(window,document,"script","https://player.vdocipher.com/playerAssets/1.x/vdo.js","vdo"); vdo.add({ otp: "20160313versUSE323BgsjRonAFp7MYK3Y4OXdHskCSxT1FMqNGsSpUbbu3xSTkg", playbackInfo: "eyJ2aWRlb0lkIjoiYTI1NjlkODRhOTBiNDc3YTkyYzg4ODJkOTUyZjhjYzAifQ==", theme: "9ae8bbe8dd964ddc9bdb932cca1cb59a", container: document.querySelector( "#vdo3Y4OXdHskC" ), });
About Lesson

Qeybtaaan waaa Qabya Qoraalka koowaad ee Chapter one sida caadigaa si aad u qorto Book ama Cilmi Baaris wax ku ool ah waxaa u baahantahay 3 waxyaabood oo muhiim ah;

  1. Concept behind Section; kaba soo qabo si aaad introduction ama background u qorto waxaa u baaahantahay waxyaabaha ay tahay inay kasoo dhex muuqdaaan.
  2. Communication Skills ama Luqada wax ku qoreysid; waa muhiim inaad si qoto dheer u garan karto Luqada aad wax ku qoreysid xitaaa hadaa qabyo qoraalo hore isticmaaleee hadanna waa muhiim inaad Qaladaadka dheerigaa ama aaney ku habooneyn study-gaaga inaad meesha ka saaari kartid.
  3. Computer skills ama Aad ugu yaraaan ku fiicantahay isticmaalka computerka.
Join the conversation
0% Complete

๐’๐ž๐ฉ๐ญ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ ๐ƒ๐ข๐ฌ๐œ๐จ๐ฎ๐ง๐ญ: ๐Ÿ“๐ŸŽ% ๐จ๐Ÿ๐Ÿ

Days
Hours
Minutes
Seconds

Waa Qima Dhimsti Ugu balarnayd, Ka faideysi Wacan

50% Off