Course-kaan waxaa loo diyaariyey ardeyda qadana kara Ardeyda Dhamaysatay Barashada Cilmi barista qeybaheeda kale qori kara Cilmi baris dhamaystiran gaar ahaan Thesis book-ga Coursekaana waxay ka caaawinaysaa inuu ku barto ardaygu sida uu Research Article u qori karo una Publish gareyn karo isago journalki saxda ku aha aiyo Dhamaan wajibaadki kale ee u baahnaa ka helayo.