Sale!

Statistical Computing Master Class in  Minitab

Original price was: $20.Current price is: $10.

Category:

Course-kaan waa Course qeyb-ka ah Statistical Computing bootcamp, waxaana ku baran donaa sida data loogu analyze-gareeyo Minitab bilaw ilaa dhamad, waxaa si wada jira ugu baran donaa course-kaan sida xog uso aruurin karto sido kale ugu analyze-gareyn karto Minitab adigo adegsanayo Descriptive iyo inferential data analysis. Sido kale waxaad kaga bogan donta sida data-da loo falaqeeyo loona so bandhigo (Presentating, analysing and interpreting data).