Accounting Principle one (Basic to Advanced)

Offered by

Benaadir Research, Consultancy & Evaluation Center (BRCE)

$5 $10

75 Cashir

14 Saacadood

Course Certificate

Course-kaan Accounting 1 waxa uu fure uyahay dadka daneeya barashada accounting-ka ee jaaniska aan uhelin in ay bartaan daneeyana Accounting-ka iyo ardayda barata accounting-ka ee ay kabaahsantahay madadu una baahan in loosoo aruuriyo siyay ugu dabaqaan baahida suuqa sidookale waxay madadaan aas aas utahay barashada Computerized accounting-ka oo aas-aas u ah in aad noqoto xirfadle accounting ah casiragaan lajoogo. Course-kaan waxa uu anfacayaa ganacsada iyo dadka maamula ganacsiyada siyay awood buuxda ugu yeeshan in ay aqrinkaraan fahmina karaan Reports ka kaladuwan ee ka soobaxa ganasiyadooda ka faa,iideysi haboon.

Target Audience

  • 1. Accounting Students
  • 2. Professional Accounting
  • 3. Business owners
  • 4. Managers
  • 5. Employees

Material Includes

  • 1. 8-Module Power Points and other Related PPT Documents.
  • 2. 3-downloadable documents PDF.
  • 3. 8-Quizzes

Course Curriculum

MODULE 01: Course introduction

  • Introduction
    16:43
  • Course mapping
    11:28
  • Role of Accounting in Society
    12:26
  • Quiz One

MODULE 02: ACCOUNTING AND BOOKKEEPING

MODULE 03: USERS ACCOUNTING DATA and INFORMATION

MODULE 04: THE ACCOUNTING EQUATION AND IT’S COMPONENT

MODULE 05: DEBITS, CREDITS AND ACCOUNTS

MODULE 06: Internal Control and Financial Performance

MODULE 07: FINANCIAL REPORTS

Student Ratings & Reviews

5.0
Total 1 Rating
5
1 Rating
4
0 Rating
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
Mahadsanid ustaaad Aadbaan uga helay, waqti kooban ayaaan dhamaystir anigo wax caajis iyo daal ah ku dareemin.


sidoo kale waxaan idin so jedinaa inaad soo dhamaystirtaan courses-ka xiga packages-ka

About the instructors

Omar Mohamed Ali
Omar Mohamed Ali
Economist, Specially focus on Accounting and Finance

Offered by

BRCE waa xarun ka shaqaysa horu marinta iyo barashada arimaha la xariira xirfadaha Casriga ah oo ku salaysan Technology-ga.

Want to receive push notifications for all major on-site activities?